Xildhibaan Muslim ah oo Dacwad ka gudbiyay Macbad la sheegay in loogu gefay Diinta Islaamka

Xildhibaan muslim ah oo katirsan Baarlamaanka dalka Hindiya ayaa dacwad ka gudbiyay Macbad kuyaala dalkaasi oo la sheegay in loogu gefay diinta islaamka gaar ahaan Nabi Muxamed NNKH. Amanatullah Khan oo katirsan Baarlamaanka Hindiya ayaa ku eedeeyay macbadka kuyaala Hindiya in uu u gefay diinta Islaamka iyo Nabi Maxamed NNKH , waxa uuna sidoo kale … Continue reading Xildhibaan Muslim ah oo Dacwad ka gudbiyay Macbad la sheegay in loogu gefay Diinta Islaamka